Ciroole iyo Caruurba ,Difaaca Ciideena,Calankeena,Cesigeena,Cirkeena,Ciidankeena,Cududeenu ,Waa inagu Waajib.? Qaybtii 2aad

0
Wednesday October 29, 2014 - 18:36:00 in by Super Admin
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciroole iyo Caruurba ,Difaaca Ciideena,Calankeena,Cesigeena,Cirkeena,Ciidankeena,Cududeenu ,Waa inagu Waajib.? Qaybtii 2aad

    Dhalinyaro,Wayeel,Mucaarid,Muxaafid,Ciroole,Caruur,Difaaca,Ciideena,Calankeena,Cesigeena,Cirkeena,Ciidankeena,Cududeenu ,Waa inagu Waajib.WQ: Mukhtar Nadaara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaro,Wayeel,Mucaarid,Muxaafid,Ciroole,Caruur,Difaaca,Ciideena,Calankeena,Cesigeena,Cirkeena,Ciidankeena,Cududeenu ,Waa inagu Waajib.WQ: Mukhtar Nadaara


Aduunyadan ay ku noolnahay Qof-walba Qaran walba ,Qiima kasta waxa uu ku yimaadaa ,In la ilaashado sumcada,Çiidada ,Calankaaga,Cesigaaga ,Ciidankaaga ,Markaas ka dib waxaa imanayaa meesha ,In lagu Karaameeyo,In Lagu ciseeyo,In lagu Ixtiraamo,lkn taasi waxay ku xidhantahay sida adiga lagaadareemo ,Hadad kala Fur furantahay –waa lagu kala Fur-furin ,Hadad isku Duubantahay Dib ayaa lagaaga Joogsan ,waxaan u socdaa Aan hadalka saafeeWaxaa laynooga baahanyahay Dawlad ,Shacab,Mucaarid ,Muxaafid ,Dhamaan bulshada oo dhan inaynu Ciidankeena ,Habeen iyo Maalin inoo soo jeeda inaynu ,is garab,taagno? Runtii Dawladuna way ku amaanantahay .

Laakiin waxay inaga tahay Hamo Tusaalayn ,Hiigsi,Horumar ,iyo inaynu shacbigeena tusno waxa yaalaha aynu u aragno inay tahay lama Qaataan ,Lama Racaan ,Lama Yeelaan ,Lagama Aamusan, taas oo ay xaq inoogu leeyihiin Dalka ,Dadka ,Diinta ,Dantada Dadka,,taas oo aha ,inaynu cadayno ,sidaynu Dawladeena ,u garabtaaganahay, markaas yanan intaa ku sii gudo dhicine ,waxaynu bulshayahay lama dhaafaankaa ee ilaahay ku manaystay caqliga laynooga baahanyahay Inagoon ahayn Qabiil,Koox ,Xisbi gaara , iwm laakiin ah Intaas iyo in ka sii badan oo isu tagtay inayu ilcad, Qalbi Saafiya, Gacmo wada jira inaynu ku baadi goobno Aqoonsiga Soomaliland Difaaca Soomaliland,Qaranimada Soomaliland, oo aynu la garab iyo geedi taagnaano Qaranimada iyo Qiiraalka ,Horumarineed ee Dalkeena Hooyo inooga baahanyahay,Gaar ahaan dhalinyarada ,waxaan odhanlahaa ,Waar Inamo ,Iyo Hablaba ,Ciidanka ,iyo Ciiduba way idinbaahantahaye ,Garta,Cadawgiina,Nacabkiina ,Dawladiinana,iyo Ciidankiina Mujaahidiinta Qarankana ,Is Garabtaaga,Intuu wakhtigu Idinku dhaafay ,Qabiil ,Qaad,Qiiro-Jabaan Gabaan .

Xaqiiqadii hadaynuisha u yar celinoWaxaad maanka maskaxadaaad ku haysaanin Qaran walba uu leeyahay Dan Duluceed Dan DeegaameedDan Guudtaas oo aad inagana ogtihiin sababihii loo aasasay Qarankan Qiimaha Qadarinta iyo Maamuuskainaga mudan taas oo aad ogtihiininaan daah inaga saarnaynhalka uu maraayo,hada-oo ah inaynu gaadhay Madaxweeyne daacada ,iyo shacabdaacadaiyo halkuu ka soo bilaabmay – Taas oo uu soo maray Qabiil-Qiiq –Qaran Qiir –Qiiraaro-Qunyar socod –Qadarin la,aan –Qiiqsi –Qimo –Qimo –Qiran –Qoomamo-Qoomal -Rogad iwmtaas oo sababtii loo soo marayay ay ahayd in La dhiso La Taago –Lasimo –La Curiyo-La maamuso Lagu Nasto –Lagu meel –maro ,Lagu Dago –Lagu Raaxaysto Qaran dhisan oo ku taagan cagiisa kana maarmay Is garabtaagmijanahana ay u hayaan Rag ilaahay ku manaystay Caqli –MudnaanAqoon garasho,balantoodunaay ahayd –waxay dhibta iyoBuuraha iyo Banaanada ay u soo bacad Caraabeen Mujaahidiin badan oo hab odhaaheedkoodu aha =Aynu waxa wada Qabsano ,Aynu waxa Wada Cuno ,Aynu waxa isu sheegno,Aaynu is Toosino,Aynu Qaran –Qabiilka tegay dhisano Dabadeed ku waarno Nolol-Noolansho –Nasashiisho –iyo Neecaw –Naxariis Aqoonsiyeed wadata.,waxa waxaas oodhan loo smaynaayayna waa inaga ee Nacalaba Ragoow/Habeenow ,Oo Dawladaiina Dadkiina Dadkiina Isgarabtaaga ,Oo isku Duubnaada,Oo Hiil ,iyo Hooba ,Muujiya ,Oo Cadifadan ,gaaban iska ,daaya,Oo Barta Xuduudihiina .

Guntii-GebaGebadii:Maantaintaa ayaan ku joojinayaa waxaan idin hayaa Akhristayaal,Qoraalo xiiso badan ,oo ku saabsan Mawduuca ,Hadabawixii Taariikh,Wixii ,Wanaa ,Wixii fekera waan soo dhawaynayaa ,Bal Qof walowba isku day inaad waxa iiga Faa,idayso, 


LASOCO QAYBTA 2AAD OO FAAH FAAHSAN,OO U BADAN TAARIIKH.



Prepared:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

Burao/Somaliland

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com

Mobil:0634431347