ISKU AADKA CAPITAL ONE CUPKA WAREEGIISA SHANAAD OO LA SOO SAARAY

0
Thursday October 30, 2014 - 11:40:05 in by salman abdi
  • Visits: 1110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ISKU AADKA CAPITAL ONE CUPKA WAREEGIISA SHANAAD OO LA SOO SAARAY

    Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega shanaad ee Capital One Cupka. Wareega shanaad ayay isku arkaan sideeda kooxood ee ka soo baxay wareega afraad, waxaana mardhawayd la soo gabagabeeyay wareega afraad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega shanaad ee Capital One Cupka. Wareega shanaad ayay isku arkaan sideeda kooxood ee ka soo baxay wareega afraad, waxaana mardhawayd la soo gabagabeeyay wareega afraad  kaas oo kooxdiisa koobkan difaacanaysay ee Man city ay wacdaro ku dhigtay kooxda Newcastle oo marti ugu ahayd Etihad Stadium.

 

Haddaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa sida ay uwada ciyaari doonaan sideeda kooxood ee iskugu soo hadhay wareega shanaad ama sideed dhamaadka capital One Cupka.Kulamada sideed dhamaadka Cupital One Cupka ayaa la ciyaari doonaa todobaadka ka bilaaban doona December 15.

 

Kooxda Chelsea ayaa u safri doonta kooxda Derby County halka ay Liverpool iyaduna booqan doonto kooxda Bouremouth, Tottenham ayaa Newcastel United oo Man City soo liqtay ku soo dhawayn doonta White Hart Lane. Halkan ka fiiri dhamaan sideeda kooxood iyo wali sid ay u wada ciyaari doonaan.



 

Derby County v Chelsea

Tottenham v Newcastle

Bournemouth v Liverpool

Sheffield United v Southampton