Kooxaha Man United, Liverpool Iyo Tottenham Oo Isku Heestaan Saxiixa Daafaca Bayer Leverkusen ee Omer Toprak

0
Thursday October 30, 2014 - 14:30:35 in by Burco Office
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxaha Man United, Liverpool Iyo Tottenham Oo Isku Heestaan Saxiixa Daafaca Bayer Leverkusen ee Omer Toprak

    sadex kooxood ee liverpool,man td iyo Tottenham. ayaa taratan xoogan ugu jiraya sidii ay u heli lahayeen daafaca kooxda Bayer Leverkusen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sadex kooxood ee liverpool,man td iyo Tottenham. ayaa taratan xoogan ugu jiraya sidii ay u heli lahayeen daafaca kooxda Bayer Leverkusen




Wargeska Daily Star ayaa bogiisa hore kusoo bandhigay warbixin ku saabsan daafaca xulka Turkiga iyo naadiga Bayer Leverkusen Omer Toprak oo ay haatan saxiisa ku dagaalamayaan kooxaha Man United, Liverpool iyo Tottenham.

Sedexdan naadi ayaa dabagal ku sameeyeen tayada Toprak waxayna wakiilada kooxahan daawadeen qaab cayaareedka xidigan.

Wargeska Daily Star ayaa sheegay in Toprak lagu iibsan karo £12m waana qiimo lacageed oo ay bixin karaan Man Unite, Liverpool iy Tottenham.

Omar

Omar Toprak qandaraaska uu Leverkusen kula joogo wuxuu ku egyahay sanada 2018 waxaana lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay daafacyada ugu tayada wanaagsan Bundesliga hadalka  Jarmalka madaama uu leeyahay xawaare aad u sareeyso sidoo kalena uu kubada ku difaaci karo labada lugood.

Wargeska Daily Star ayaa sidoo kale sheegay in United, Reds iyo Spurs ay bisha Janaayo dalab rasmi ah naadiga Leverkusen u gudbin doonaan lamana hubo ilaa haatan sedex naadi midka uu dooran doono.  



abdirisaaq koronto

burco/office

contact@afshacabka.com