
Fadeexad Horleh:- Shirkada Korontada Ee Heco Oo Dacwaysay Laba Qof Oo Baraha Bulshada Ku Dhaliilay Iyo Xaalad Xun Oo Burco Ka Taagan.
Fadeexad Horleh:-Shirkada Korontada Ee Heco Oo Dacwaysay Laba Qof Oo Baraha Bulshada Ku Dhaliilay Iyo Xaalad Xun Oo Burco Ka Taagan. Shirkada adeega korantada ee Heco oo laga sugayay inay jawaab ka bixiso Cabashooyinka dadweynaha reer
Burco ayaa waxay bilowday inay dacwayso qaar kamida dadkii hormuudka uu ahaa cabashooyinka
dadweynaha magaalada Burco.
Saaka ayaa xarunta C.I.D-da looga yeedhay Abdirahmaan xarbi calas iyo Abdirahman Cilmi, oo kamid ahaa
dadka si xooga ah u muujiyay cabashooyinka bulshada Burco ka qabto shirkada korontada ee Heco.
2 people
Xaalad cakiran ayaa u dhaxaysa shirkada laydhka ee HECO iyo bulsha waynta Burco, arintan ayaa salka ku
haysa adeega korantada ee shirkada oo noqday Qali & hantidaad ay ku hayso shacabka Burco
Dadka isticmaala baraha bulshada ayaa gadood wayn ka wadda baraha bulshada gaar ahaan Facebook iyo
Twitter!, waxaanay arintan umuuqataa mid cirka isku sii shareertay oo maraysa xaalad Car iyo Wir!.
Fadeexad Horleh:- Shirkada Korontada Ee Heco Oo Dacwaysay Laba Qof Oo Baraha Bulshada Ku Dhaliilay Iyo Xaalad Xun Oo Burco Ka Taagan.
Fadeexad Horleh:-Shirkada Korontada Ee Heco Oo Dacwaysay Laba Qof Oo Baraha Bulshada Ku Dhaliilay Iyo Xaalad Xun Oo Burco Ka Taagan.