War Deg Deg Ah:-Gaadhigii Isuduwaha Macdanta Iyo Tamarta Gobalka Sanaag Oo Caawa Fiidkii La Dhacay Jabhada Xaqdoon Oo La Sheegay Inay Kaxaysatay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Gobalka Sanaag

0
Monday May 11, 2020 - 21:27:31 in by salman abdi
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Gaadhigii Isuduwaha Macdanta Iyo Tamarta Gobalka Sanaag Oo Caawa Fiidkii La Dhacay Jabhada Xaqdoon Oo La Sheegay Inay Kaxaysatay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Gobalka Sanaag

    War Deg Deg Ah:-Gaadhigii Isuduwaha Macdanta Iyo Tamarta Gobalka Sanaag Oo Caawa Fiidkii La Dhacay Jabhada Xaqdoon Oo La Sheegay Inay Kaxaysatay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Gobalka Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Gaadhigii Isuduwaha Macdanta Iyo Tamarta Gobalka Sanaag Oo Caawa Fiidkii La Dhacay Jabhada Xaqdoon Oo La Sheegay Inay Kaxaysatay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Gobalka Sanaag
Gaadhiga Isu-Duwaha Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta ee Gobolka Sanaag Mudane Cismaan Cumar Faarax ayaa Lagala Baxsadey Magaalada Ceerigaabo Afuradii Caawa Ka dib gaadhiga ayaa yaaley Gurigiisa hortiisa, Walow aan La Ogeyn Cida Rasmiga ah ee Gaadhiga la baxsatey Balse Ilo Xog Ogaal ah oo Ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in gaadhiga ay la baxsadeen Jabhad Dhawaan lagaga dhawaaqey Gobolkasi oo La Magac Baxday Xaqdoon

 

Ugu danbeyntiina Ciidamada Amaanka Gobolka Ayaa wada Baadhitaano ku saabsan cida gaadhiga la baxsatey iyo Halka gaadhigu hada yaalo Waxaana Sidoo Kale Ku Baxay Ciidamadii Ugu Badnaa