Wasiirkii degaanka Puntland oo Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Covid19

0
Monday May 25, 2020 - 12:00:32 in by salman abdi
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii degaanka Puntland oo Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Covid19

    Wasiirkii degaanka Puntland oo Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Covid19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii degaanka Puntland oo Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Covid19 Wasiirkii deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa cudurka Covid19 ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.

 

Wasiirka ayaa maalmo kahor diyaarad looga qaaday magaalada Garowe kadib markii xaaladiisa caafimaad ay soo xumaatay oo ay neef ku dhegtay.

Waxaa uu kamid ahaa wasiiraddii Puntland xanuunka uu ku dhacay markii ay arimaha gurmadka u joogeen magaalada Qardho.

Waa wasiirkii ugu horeeyay ee Puntland katirsan oo cudurka u geeriyooda.