War Deg Deg Ah:-Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Ah Iyo Dhimashada Oo Korodhay

0
Tuesday June 09, 2020 - 11:17:44 in by salman abdi
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Ah Iyo Dhimashada Oo Korodhay

    War Deg Deg Ah:-Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Ah Iyo Dhimashada Oo Korodhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Coronavirus Ah Iyo Dhimashada Oo Korodhay
Todaba iyo toban qof (17) ayaa laga helay xanuunka, 17 kuba waa Somalilander. Bukaanadan 10 qof waa rag, 7 qofna waa dumar


Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 8 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(100jir ilaa 109jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 10 qof  iyo  Burco oo ah 7 qof

Waxaa xanuunka ka bogsaday 7 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Sideetan  (80)

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Hargeysa, da'diisuna ahayd 104 jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay dalkeena Lix iyo  Labatan (26)