Xildhibaannada Baarlamanka oo maanta ka shiraya sharci muhiim ah

0
Monday June 15, 2020 - 12:26:26 in by salman abdi
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada Baarlamanka oo maanta ka shiraya sharci muhiim ah

    Xildhibaannada Baarlamanka oo maanta ka shiraya sharci muhiim ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaannada Baarlamanka oo maanta ka shiraya sharci muhiim ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa, waana mid kamid ah kulamada billowga ah kalfadhigoodii ugu dembeeyay.

 

Qaar kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa HOL u sheegay in ay ka doodi doonaan sharciga Nootaayooyinka dalka, kaas oo Xildhibaanadu usoo mariyeen akhrintii koowaad .

Xalay ayaa xildhibaannada loo diray farriimo, waxaana laga codsaday in ay dhowraan waqtiga.

Kalfadhigan hadda bilowga ah ayaa waxaa Baarlamanka Soomaaliya horyaalla shaqooyin badan oo muhiim u ah dalka.