OGEYSIIS: Bandhigga Buugga KADABGOOYE

0
Monday November 03, 2014 - 12:11:45 in by Super Admin
  • Visits: 928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS: Bandhigga Buugga KADABGOOYE

    Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, waxa maalinta Arbacada ee todobaadkan lagu Daahfurayaa buug loogu magac-daray KADABGOOYE oo uu qoray Suxufiga iyo Qoraaga Barkhad Maxamuud Kaariye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, waxa maalinta Arbacada ee todobaadkan lagu Daahfurayaa buug loogu magac-daray KADABGOOYE oo uu qoray Suxufiga iyo Qoraaga Barkhad Maxamuud Kaariye.



Goorta:

6:30 PM, Arbaca, 5 November, 2014

Ka Dabagooye - Copy

Goobta:

Xarunta Dhaqanka Hargeysa,

Redsea Cultural Foundation

Biriishka Maroodijeex, Hargeysa