War Deg Deg Ah:-Wasiir U Geeriiyooday Xanuunka Coronavirus, Magaciisa Iyo Halka Uu Ku Geeriyooday.

0
Saturday August 15, 2020 - 12:27:06 in by salman abdi
  • Visits: 341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Wasiir U Geeriiyooday Xanuunka Coronavirus, Magaciisa Iyo Halka Uu Ku Geeriyooday.

    War Deg Deg Ah:-Wasiir U Geeriiyooday Xanuunka Coronavirus, Magaciisa Iyo Halka Uu Ku Geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Wasiir U Geeriiyooday Xanuunka Coronavirus, Magaciisa Iyo Halka Uu Ku Geeriyooday. Allaha u naxariistee waxaa saaka cistbitaal ku yaalla magaalada Garoowe ku geeriyooday wasiiru-dowlihii madaxtooyada dowlad Goboleedka Puntland Marxuum Maxamed Xasan Ciise.Wasiirka oo xanuunsanaa saddex maalin ee la soo dhaafay ayaa ku geeriyooday isbitaalka Garoowe . Wararka ayaa sheegaya inuu u dhintay cudurka Covid-19, waxaana lagu soo warramayaa inuu naqaska ku xirmay, Sidoo kale waxaa geerida ku timid wasiiru-dowlihii madaxtooyada Puntland xaqiijiyey qaar ka mid ah wasiirada maamulkaasi oo tacsi u diray ehelladiisa.