Boqorkii Beelaha Habar Jeclo Bari Caleemo Saarteen oo La Casuumay

0
Wednesday September 02, 2020 - 13:52:48 in by salman abdi
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqorkii Beelaha Habar Jeclo Bari Caleemo Saarteen oo La Casuumay

    Boqorkii Beelaha Habar Jeclo Bari Caleemo Saarteen oo La Casuumay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqorkii Beelaha Habar Jeclo Bari Caleemo Saarteen oo La Casuumay Deegaankii uu ka qabsoomay shirweynihii beelaha biciide ee dagaar ayaa Boqor Cali Khaliif Dubbe Cali Dhaban oo markaasi loo caleema saaray boqorka guud ee beelaha habar jeclo bari loogu sameeyay casuumad, boqorkan ayaa daba socday boqor kale oo ay caleema saarteen beelaha habar yoonis ee dega ceerigaabo iyo nawaaxigeeda, waxaana la garanyn sababta isku soo duubay siyaasadda ku aadan labada boqor ee beelaha degan sanaag ay midiba caleema saaratay boqor cusub iyadoo ay jireen boqoro iyo suldaamo ka soo jeeda deegaanada gobolada sanaag.