JAALIYADDA SOMALILAND EE DALKA KUWAIT AYAA MAANTA SI BALAADHAB U SOO DHAWEEYAY FAADUMO SICIID + DAAWO SAWIRADA

0
Friday November 07, 2014 - 16:24:46 in by Burco Office
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JAALIYADDA SOMALILAND EE DALKA KUWAIT AYAA MAANTA SI BALAADHAB U SOO DHAWEEYAY FAADUMO SICIID + DAAWO SAWIRADA

    Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kuwait ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyay Xogyaha Maaliyadda Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kuwait ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyay Xogyaha Maaliyadda Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid.







Garoonka diyaaradaha ayaa waxa ku soo dhaweeyay Dad tiro badan oo isugu jira taageerayaasha xisbiga UCID ee dalka Kuwait iyo jaaliyada Somaliland eek u dhaqan dalkaasi.

waxayna Marwo Faadumo Siciid ayaa ka hor lugta ay ku tagtay dalka Kuwait waxa ay ku soo martay Dalalka Imaaraadka carabta iyo dalka Turkiga.


waxaan filaayaa in todobaadkan ay  ku sugnan doonto  tahay Dalka Kuwait 




in ay uga waranto jaaliyada Somaliland xaalada guud ee uu dalka Somaliland wakhtigan galay iyo waxyaabaha ku soo kordhay.

 

Waxaana loo badinayaa in uu socdaalkeedu qaadan doono hadii alle idmo dhawr maalmood.



Contact@afkashacabka.com