DAAWO: Sherkada INDHA DEERO Iyo Abu-yaasir Oo Cadeyay In Muranka Maxjarka Berbera Ka Dhashay Alaabo Ay La Hayeen Oo Lala Baxay.

0
Saturday November 08, 2014 - 00:01:32 in by salman abdi
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Sherkada INDHA DEERO Iyo Abu-yaasir Oo Cadeyay In Muranka Maxjarka Berbera Ka Dhashay Alaabo Ay La Hayeen Oo Lala Baxay.

    Sherkada Indha-deero iyo Sherkada kale ee ay shuraakada yihiin ee Abu-yaasir ayaa sheegay in alaabo ay Maxjarkooda u dirsadeen oo sannad kasta dibu habayn lagu sameeyo ay si khaldan Dekeda ugala baxeen ganacsato kale oo ay wada shaqaynayeen kuwaas oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sherkada Indha-deero iyo Sherkada kale ee ay shuraakada yihiin ee Abu-yaasir ayaa sheegay in alaabo ay Maxjarkooda u dirsadeen oo sannad kasta dibu habayn lagu sameeyo ay si khaldan Dekeda ugala baxeen ganacsato kale oo ay wada shaqaynayeen kuwaas oo isku dayay inay maxjar kale ku furtaan. Mustafe Cabdi Cawad (Indha-deero) oo ah masuulka ugu sareeya iyo sherka Abu-yaasir ayaa arrintaas faah faahin ka bixiyay.





Contact@afkashacabka.com