Madaxweynaha Shiinaha Oo Doonaya Inuu Soomaaliya Kusoo Daro Mashruuca BRI, Kadib Xidhiidh Diblomaasiyadeed Taiwan Iyo Somaliland

0
Tuesday December 15, 2020 - 09:28:18 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Shiinaha Oo Doonaya Inuu Soomaaliya Kusoo Daro Mashruuca BRI, Kadib Xidhiidh Diblomaasiyadeed Taiwan Iyo Somaliland

    Madaxweynaha Shiinaha Oo Doonaya Inuu Soomaaliya Kusoo Daro Mashruuca BRI, Kadib Xidhiidh Diblomaasiyadeed Taiwan Iyo Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Shiinaha Oo Doonaya Inuu Soomaaliya Kusoo Daro Mashruuca BRI, Kadib Xidhiidh Diblomaasiyadeed Taiwan Iyo Somaliland Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinpiing ayaa Isniintii sheegay inuu diyaar u yahay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kala shaqeyeo xoojinta wada-shaqeynta labada dal. Xi Jinping ayaa hadalkan sheegay ayada oo labada madaxweyne ay is-dhaafsadeen farriimo isu hambalyeyn ah oo lagu maamusayo sanad-guuradii 60-aad ee ksoo wareegtay markii labada dal ay sameysteen xidhiidh diblomaasiyadeed. Madaxweyne Xi ayaa sheegay inuu doonayo inuu Soomaaliya kala shaqeeyo sidii ay qeyb uga noqon lahayd barnaamijka dhaqaale ee Belt and Road Initiative (BRI) ee isku xidhaya Shiinaha iyo 70 dal oo kale, si ay uga faa’iideystaan labada dal. Hadalka Madaxweyne Xi ayaa imanaya iyada oo labada dal ay dhowaanahan isu muujiyeen garab istaag kadib markii dalalka Taiwan iyo Somaliland ay sameysteen xidhiidh diblomaasiyadeed. Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa labaduba markaas kadib soo saaray qoraallo xooggan cambaareeyeen tallaabooyinka Somaliland iyo Taiwan.