Maxbuus Sagaal Sanadood Xidhnaa Ku Geeriyooday Xabsiga Hargeysa+Sababta Ka Danbaysa Geeridisa.

0
Sunday December 20, 2020 - 09:58:38 in by salman abdi
  • Visits: 543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxbuus Sagaal Sanadood Xidhnaa Ku Geeriyooday Xabsiga Hargeysa+Sababta Ka Danbaysa Geeridisa.

    Maxbuus Sagaal Sanadood Xidhnaa Ku Geeriyooday Xabsiga Hargeysa+Sababta Ka Danbaysa Geeridisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxbuus Sagaal Sanadood Xidhnaa Ku Geeriyooday Xabsiga Hargeysa+Sababta Ka Danbaysa Geeridisa. Maxbuus sagaal sanadood xidhnaa oo geeriyooday, Waxa shalay geeriyooday Ilaahay ha u naxariistee Siciid Ibraahin Axmed Warsame oo ka mid aha a maxaabiista xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa. Maxbuuska geeriyooday ayaa dil toogaaho ah ku xukunnaa tan iyo sanadkii 201, Ehellada marxuumka ayaa ii sheegay in uu u geeriyooday xanuun hayay 12kii maalmood ee u dambeeyey.