Xildhibaan Iska Casilay Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Hargeysa Imaanaya Iyo Cida Dalka U Ogolaatay Oo La Ogaaday.

0
Monday December 21, 2020 - 09:48:06 in by salman abdi
  • Visits: 448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Iska Casilay Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Hargeysa Imaanaya Iyo Cida Dalka U Ogolaatay Oo La Ogaaday.

    Xildhibaan Iska Casilay Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Hargeysa Imaanaya Iyo Cida Dalka U Ogolaatay Oo La Ogaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Iska Casilay Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Hargeysa Imaanaya Iyo Cida Dalka U Ogolaatay Oo La Ogaaday. Xildhibaan hore Mustafe Qodax, Ayaa maalinta dib ugu soo laaban doona Somaliland ka dib muddo afar sanno oo uu xil ka hayey Soomaliya. Xildhibaan Qodax oo Karin News Lasoo xidhiidhay ayaa u xaqiijiyay in Madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyey, ka dib markuu dhawaan iska casilay xilkii xildhibanimada aqalka sare ee Soomaliya ee uu hayey, islamarkaana ka laabtay fikirkiisi uu aaminsanaa ee dib u midowga Somaliland iyo Soomaliya. Xildhibaan hore Mustafe ayaa sheegay in maanta gelinka hore uu ka soo degi doono madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa isagoo hada ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaradka carabta.