Aqalka Kongareeska Maraykanka oo ansixiyay guushii Joe Biden Ka Gaadhay Madaxweyihi Horee Dalkaasi.

0
Thursday January 07, 2021 - 13:15:41 in by salman abdi
  • Visits: 489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqalka Kongareeska Maraykanka oo ansixiyay guushii Joe Biden Ka Gaadhay Madaxweyihi Horee Dalkaasi.

    Aqalka Kongareeska Maraykanka oo ansixiyay guushii Joe Biden Ka Gaadhay Madaxweyihi Horee Dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqalka Kongareeska Maraykanka oo ansixiyay guushii Joe Biden Ka Gaadhay Madaxweyihi Horee Dalkaasi.

Kongareeska Mareykanka ayaa ugu danbeyntii ansixiyay in Joe Biden yahay madaxweynaha dalka Mareykanka halka Kamala Harris ay noqoneysa madaxweyne ku-xigeenka dalka.

Waxaa ay gabi ahaanba laaleen oo ay meesha ka saareen diidmadii laga muujiyay codadka gobollada Pennsylvania iyo Arizona.

Kulanka ayaa hakaday maalintii shalay kaddib markii taageerayaasha Madaxweyne Trump ay ku xoomeen dhismaha Capitol. Kulanka ayaa la soo celiyay isla markaana sii socday kaddib markii la kala cayriyay dibadbaxayaasha.

Dhinaca kale War ka soo baxay Madaxweyne Trump ayaa lagu sheegay in uu u hoggaansamayo xil wareejinta 20-ka Janaury, balse wuxuu ku celiyay sheegashada been abuurka ah ee in doorashada lagu shubtay.