"Dhawr Jeer Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa" Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland?.

0
Thursday January 07, 2021 - 13:17:27 in by salman abdi
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dhawr Jeer Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa" Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland?.

    "Dhawr Jeer Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa" Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dhawr Jeer Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa" Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland?. Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa gaadhay magaaladda laascaanood. Gudoomiyaha ayaa waxa soo dhaweeyey badhasaabka gobolka sool, Maayirka degmada laascaanood Iyo qaybo bulshada ka mid ah. Gudoomiye baashe ayaa quus iyo ciil kaanbi ku tilmaamay muddo 15 sanno ah oo baarlamaanka joogeen wuxuuna yidhi:- "15 sanno ayaanu baarlamaanka ku jirnay intaa-ba ciil baanu ugu jirnay dhawr jeer baan damcay inaan iskaga tago waayo halkana 'Laascaanood' hor-galayaal baa nalooga yaqaana u shaqeeya dad kale halkana 'Hargaysa' waxa nalooga yaqaana Is-xanbaar" Sida Waxa Yidhi Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland.