Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Keentay.

0
Monday February 22, 2021 - 12:50:13 in by salman abdi
  • Visits: 303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Keentay.

    Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Keentay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Keentay. Badhasaabkii gobolka Daad madheedh Nuur Cismaan Guuleed ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii gobolkaaasi. Nuur Cismaan Guuleed ayaa sidan ka sheegay xaflad ka dhacday Magaaladda Oodweyne oo uu ku si ku meel gaadh ah xilka ugu wareejiyay ku xigeenkiisii. Nuur ayaa sheegay in is casilaadiisu ay ka dambaysay ka dib markii uu go’aansaday in uu isu soo taago ka qayb galka doorashada golaha Wakiiladda somaliland.