Madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

0
Tuesday March 09, 2021 - 13:52:04 in by salman abdi
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    Madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

Weerar madaafiic ah loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ayaa lagu tuuray xarunta Xalane magaalada Muqdisho ee fariisinka u ah ciidamada howlgalka AMISOM iyo wakiilada dowladdaha shisheeye.

Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkan madaafiicda loo adeegsaday ee lagu tuuray xarunta Xalane oo dhinaca kale isku diyaarineysa marti-galinta shirka doorashooyinka ee dhawaan furmaya.

Ma'aha markii ugu horreysay oo madaafiic lagu weeraro saldhigga ciidamada AMISOM ee Xalane waxaana inta badan weerarada noocan ah sheegtay Al-shabaab.