Edin Dzeko Oo Dhaawac Uga Maqnaan Doona Man City Sadex Todobaad

0
Tuesday November 11, 2014 - 09:15:12 in by salman abdi
  • Visits: 961
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Edin Dzeko Oo Dhaawac Uga Maqnaan Doona Man City Sadex Todobaad

    Man city ayaa waayi doonta weerar yahankeeda reer Bosnia Edin Dzeko mudo dhan seddax isbuuc kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii QPR.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Man city ayaa waayi doonta weerar yahankeeda reer Bosnia Edin Dzeko mudo dhan seddax isbuuc kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii QPR.



Edin Dzeko


Laacib kaan ayaa ku biiray xulkiisa qaranka lakiin qaybta caafimaadka ee Xulka Bosnia ayaa baaritaano dheeraad ah ku sameeyay 28 jirkaan waxaana la xaqiijiyay inuu 3 isbuuc dhaawac la maqnaan doono.

Dhaqtarka xulka qaranka oo ka hadlay dhaawacaEdin Dzeko ayaa yiri:

"DhaawacaEdin Dzeko waa mid halis ah wuxuu u baahan yahay waqti fiican si uu u soo kabsado, waa wax laga xumaado in uu ka maqnaado qarankiisa iyo kooxdiisa waqtiga soo socda ilaa uu ka soo caafimaado”.

Edin Dzeko oo ka hadlay dhankiisa dhaawaca soo gaaray ayaa yiri:

"Waxaan dareemayaa xumaan madama aan maqnaanayo gaar ahaan kulamada xulkayga qaranka lakiin waxaan kalsooni ku qabaa laacibiinta Bosnia inay guulo soo hoyn doonaan”.

contact@afkashacabka.com