War Deg Deg Ah:-Maxbuus Isku Dhex Dilay Xabsiga, Dambiga Loo Haystay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

0
Friday March 26, 2021 - 17:58:39 in by salman abdi
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Maxbuus Isku Dhex Dilay Xabsiga, Dambiga Loo Haystay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

    War Deg Deg Ah:-Maxbuus Isku Dhex Dilay Xabsiga, Dambiga Loo Haystay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Maxbuus Isku Dhex Dilay Xabsiga, Dambiga Loo Haystay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay. Maxbuus ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Garoowe ayaa la sheegay inuu isku dhexdiley xabsiga dhexe ee Garoowe. Maxbuuskan oo magaciisa lagu sheegay Cali ayaa 3 dii bishan March 2021 Maxkamad ciidan ku ridey xukun 10 sano oo xabsi ah iyadoo lagu eedeeyey inuu katirsanaa Kooxda Al-shabaab. Ninkan ayaa laga qabtay Garoowe 3 bilood ka hor xili uu kasoo degey Garoonka diyaaradaha ee Garoowe lana sheegay inuu usii gudbi lahaa magaalada Boosaaso, Laamaha amaanku kama hadlin geerida Maxbuuskan iyo sababta keentay inuu gacantiisa isku khaarajiyo