Andre Schurrle Oo Dagaal Ugu Jira Mustaqbalkiisa Chelsea.

0
Wednesday November 12, 2014 - 08:22:56 in by Burco Office
  • Visits: 969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Andre Schurrle Oo Dagaal Ugu Jira Mustaqbalkiisa Chelsea.

    Andre Schurrle ayaa u dagaalamaya mustaqbalkiisa Chelsea, sida maanta lagu qoray bogga hore ee wargeyska The Sun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Andre Schurrle ayaa u dagaalamaya mustaqbalkiisa Chelsea, sida maanta lagu qoray bogga hore ee wargeyska The Sun.



Schurrle


Xiddiga Jarmalka ayaa laga yabaa in laga diro kooxda bisha Janaayo si uu booska ugu baneeyo saxiixyo cusub ka dib markii uu qaab ciyaareedkiisa hoos u dhacay xilli ciyaareedkan sida lagu xusay warbixinta The Sun.

Ilo ku dhow dhow Chelsea ayaa u sheegay wargeyska: "Jose Mourinho waa inuu soo saarto lacagtii uu qarashgareyn lahaa bisha Janaayo laakiin ma doonayo inuu iska iibiyo xiddigihiisa waa weyn. Sidaasi darteed waxa uu fiirinayaa ciyaartoyda kursiga keydka, Schurrle ayaana ah dooqa iska cad.”

Mohamed Salah oo isna guri ka dhigtay kursiga keydka Chelsea ayaa laga yaabaa in isna laga diro kooxda bisha Janaayo marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

contact@afkashacaba.com