Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyayaal Gobol Ugu Baaqay Wareejinta xilalkay hayaan.

0
Wednesday May 12, 2021 - 16:25:02 in by salman abdi
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyayaal Gobol Ugu Baaqay Wareejinta xilalkay hayaan.

    Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyayaal Gobol Ugu Baaqay Wareejinta xilalkay hayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyayaal Gobol Ugu Baaqay Wareejinta xilalkay hayaan. Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI mudane Khadar Xuseen Cabdi, ayaa soo saaray wareegto ku aaddan in guddoomiyeyaasha xisbiga ee gobollada Saaxil, Togdheer iyo Sool si kumeelgaadha xilka u wareejiyaan.