Qaramada Midoobay Oo Dawlada Eritrea Ku Eedeysay Inay Ku Lug Leedahay Colaadda Ka Taagan Gobolka Tigray

0
Thursday June 24, 2021 - 13:21:07 in by salman abdi
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Dawlada Eritrea Ku Eedeysay Inay Ku Lug Leedahay Colaadda Ka Taagan Gobolka Tigray

    Qaramada Midoobay Oo Dawlada Eritrea Ku Eedeysay Inay Ku Lug Leedahay Colaadda Ka Taagan Gobolka Tigray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Dawlada Eritrea Ku Eedeysay Inay Ku Lug Leedahay Colaadda Ka Taagan Gobolka Tigray Warbixin loo gudbiyay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay dowladda Eritrea inay ku lug leedahay colaadda Gobolka Tigray ee Ethiopia iyo inay ku kacday xad gudubyo ka dhan ah bani’aadnimada, kuwaas oo loo geystay dad Eritrean ah oo magangelyo ahaan ku joogay gobolka Tigray. Warbixintan ayaa waxaa soo saaray ergeyga gaarka ah ee xaaladda xuquuqda aadanaha ee Eritrea, Mohamed Abdelsalam Babiker, oo ku cusub shaqadan, inkasta oo uu sanadkii 2017-kii ka mid a