Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Kismaayo

0
Wednesday July 07, 2021 - 12:01:19 in by salman abdi
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Kismaayo

    Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Kismaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Kismaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa la filayaa inay tagaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Waxaa shalay gaaray magaalada Kismaayo wafdi hordhac ah oo ka socda Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan diyaar garowga soo dhaweynta Raysal wasaaraha.

Qabanqaabada soo dhaweynta Raysal wasaare Rooble ayaa si weyn looga dareemaya magaalada Kismaayo, waxaana si aad ah loo adkeeyay amaanka magaalada Kismaayo.

Ujeedka socdaalka Raysal wasaare Rooble ee magaalada Kismaayo ayaa lagu sheegay kulamo uu halkaasi kula qaadanndoono madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Madoobe iyo waxgaradka Jubbaland.