40 Tahriibayaal ah oo ku dhintey Badweynta Dalka Yemen iyo tiro kale oo la badbaadiyey
Warar ka soo baxay masuuliyiinta dalka Yemen ayaa shaaca ka qaaday in ugu yaraan 40 qof oo tahriibayaal ahi ku dhinteen xeebaha Yemen,
Warar ka soo baxay masuuliyiinta dalka Yemen ayaa shaaca ka qaaday in ugu yaraan 40 qof oo tahriibayaal ahi ku dhinteen xeebaha Yemen, Dadkaas ayaa ahaa kuwo tahriibayey, waxaa la dagtay doontii ay saarnaayeen, maalinti shalay ee Axadda.
Wasaaradda Gaashaandhiga Yemen ayaa sheegtay in ay badbaadiyeen dad gaadhaya 30 qof oo ka mid ahaa dadkii saarnaa doontaas.Shilku ka dhacay.