Booliska Indonesia oo Xidhay Dhar Kafan ah Wajigana Marsaday Ranji Iyo Erayo ay Shacabka kaga cabsiinayaan

0
Sunday July 25, 2021 - 13:03:22 in by salman abdi
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Indonesia oo Xidhay Dhar Kafan ah Wajigana Marsaday Ranji Iyo Erayo ay Shacabka kaga cabsiinayaan

    Booliska Indonesia oo Xidhay Dhar Kafan ah Wajigana Marsaday Ranji Iyo Erayo ay Shacabka kaga cabsiinayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Indonesia oo Xidhay Dhar Kafan ah Wajigana Marsaday Ranji Iyo Erayo ay Shacabka kaga cabsiinayaan Ciidamada  Dalka INdonesia Ayaa Ku Soo Labistay Dharka Kafanta Ee Loo xidhimo Marka Dadku Dhintaan Ciidaanka Ayaa Labiskan Uga Jeeday Sidii Ay U Cabsi Galin Lahaayeen Shacabka Dalkaasi Waxa Inta badan Bulshada Dalka Indonesia Isla DHex Marayaan In Waxani Yihiin Rooxaan.

Sababta Ay Ciidamada Dalkaasi U Samaynayaan Ayaa Noqonaysa Si Ay Dadka Uga Celiyaan Banaanka Uguna Celiyaan Guryahooda Maadama Uu Dalkaasi Ka Jiro Xanuunka Safmarka Ah Ee Covid19.
Saiful Ilmi Oo U Hadlayay Ciidamada Police-ka Ayaa Sheegay In Talaabadan U Sameeyeen Si Ay U Muujiyaan Talaabada Uu Leeyahay Caabuqad Dilaaga Ah Ee Covid19.

Waxa Ciidamada Booliska Soo Xidheen Dhar Cad Oo U Eg Kafanta Lagu xidho Marka Ay Dadku Dhintaan Sidoo Kale waxa Ay Wajiga Soo Mar Sadeen Rinji Iyo Magacyo Muujinaya Khatarah isla Markaan Ku Dhawaqay Codad Hoose Oo Ah "Fadlan Gurigiina Joog"