Daawo:Xildhibaano iyo Suxufiyiin loo Xidhxidhay Mudaharaadki Hargeysa oo ay ka qaybqaadanayen iyo Guurtida oo Baajisay Fadhigi Golaha Wakiilada 2 Cisho na dib u dhigtay

0
Saturday November 15, 2014 - 13:46:58 in by salman abdi
  • Visits: 1253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhibaano iyo Suxufiyiin loo Xidhxidhay Mudaharaadki Hargeysa oo ay ka qaybqaadanayen iyo Guurtida oo Baajisay Fadhigi Golaha Wakiilada 2 Cisho na dib u dhigtay

    Waxaa goordhawayd xarunta CID- da lagu xidhay Xildhibaan Ibraahim Mahdi (Buubaa) , Xildhibaan Bashiir Tukaale , Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Waxaanna siddoo Kale Guud ahaanba lasoo Gabagabeeyay Fadhigii Golaha wakiiladda ee Saaka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhawayd xarunta CID- da lagu xidhay Xildhibaan Ibraahim Mahdi (Buubaa) , Xildhibaan Bashiir Tukaale , Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Waxaanna siddoo Kale Guud ahaanba lasoo Gabagabeeyay Fadhigii Golaha wakiiladda ee Saaka .
Xildhibaanadan Xabsiga Loo taxaabay ayaa ah dhamaantooda xildhibaanaddii Taageersanayaa Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro .

Geesta Kalenna Guddoomiyaha Golaha Guurtidda somaliland iyo wefti Ergo ah oo uu hogaaminayo ayaa baajiyay Fadhigii Golaha wakilladda oo la filayay inuu Furmo saaka kaasi oo ay ku kaliyaysteen Xildhibaanadda Muxaafidka ahi.

Guddoomiye Ku xigeenka Golaha Wakiiladda somaliland mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay inay Gole ahaan aqbaleen dhexdhexaadinta Golaha Guurtidda somaliland.

Golaha Guurtidda somaliland ayaa la filayaa inay ilaa Maalinta salaasadda ah isaga dabqaadaan Dhexdhexaadinta Golaha wakiiladda somaliland waxaanna Weli xidhan Xildhibaano iyo Xoghayihii Guud oo ahaa Garabka Guddoomiyaha Golaha wakiiladda somaliland.



Contact@afkashacabka.com