Nabad Ninkiii ana Haysan Baa Garta, Caafimaadka Ninkii Aaan Qabin baa Dareesan:- Qaybti 1 -AAD By Eng Mahbuub

0
Sunday November 16, 2014 - 18:46:27 in by Burco Office
  • Visits: 1004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabad Ninkiii ana Haysan Baa Garta, Caafimaadka Ninkii Aaan Qabin baa Dareesan:- Qaybti 1 -AAD By Eng Mahbuub

    Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay,


 

 markii aan arkay Sida ay Bulshadeenu isku dhinacyaacay caqligoodiina uga madhanyahay isu tanaasulkii iyo wada hadaladii ugana dhiiranayaaa Mudaharaado iyo Dhiiga Masaa kiinta oo La qubo. 


Aragtidaydani maahan mid cid gaar ah ku Foolan ama farta ku fiiqaysa Balse waa Fikir Aqooneed oo aan Jecelahay in aan Bulshadda Reer somaliland ku Dareensiiyo Waxa ay Haystaan ee La raba in ay Adkeestaan iyo Waxa aanay Haysan ee La rabo inay Raadsadaaa

Waxaan hadalkaygaaas ugala jeedaa Maanta somaliland Caafimaad iyo Banad bay haystaa ugu na faantaa dalalkeeda kale ee la deriska ah, inagiina ma dareen sanin nimcadaas ialahay inagu manaystay, oo mar kastoo arin yar oo siyaasad ahi dhacda ba waxa aad maqlaysaaa ama aad arkysaa intaas oo qof baa dhimatayintaas oo qof baa dhaawac matay. taasna waxaan u leeyahay anigushlay waxaad wada aragteeen Sida ay Noqotay xaalada Dalkeena in ay aad u qasantahay noqotayna mid u eeg sida Tan Xamar ka Jirto oo kale oo Dadkii Jicilsaan oo dhami Farta wadnaha ku hayeen ilahayna Ka Baryayeen in uu inaga Qaboojiyo oo aanu dib inoogu celin rafaadkii iyo silicii Dagaal uu leeyahay ee ay bulshadda Reer somalinad horey usoo mareen.

Mid waxaan leeyahay Dhalinta da-yarta ah ee Reer Somaliland

Midna waxaan leeyahay Siyaasiyiinta

Midna waxaan Leeyahay Goloha Baarlamaanka.

Midna Waxaan Leeyahay DOWLADDA

Midna waxaan leeyahay Beesha Caalamka

Mid Waxaan leeyhay Dhalinyaradda Reer SOmalailand ee Jooga Gobolkasta ee Maskaxda Furan. waa dhalineeen Maanata ahdii mudaharaad dhaco ama Dgaal Dhaco is weydiiya baal yaa wax ku waaya ma adiga mise cida aad taageersantahay ee aad usoo banaan baxaysid.

Hadii ku iftiimiyo walakeyga muslinka ahoow cida dhibaatada ugu wayn ku qabtaa waa adigan dhalinyaradda ah waayo dadka aan u hiyi kacsantahay ee aad Rabshadda ha u abuuraysid ee siyaasiyiinta ahi maahan kuwa ku dhimanaya maahan kuwa ku dhaawac maya rabshadahan, waayo Hadii maanta ilahay inagu ma keenee dalkeenu ka dhaco Dagaal beeleysan ogow qofka wax ku waayayaa waa adigan Dhalinyardda ah waayo adigaa ah ubax hada soo baxaya oo raba in uu Mustaqbal yeesho waxna tacbado. adigaaa dahlinyaro ah arday jaamacadeed ama arday secondry ama arday dugsi dhexe, hadii maanat aad dagaal iyo rabshad usoo baxdid ogow adiga ayay mustaqbal kaagii curyamiyya , Siyaasiga ama cida markaa ad u qyalinaysid ciday Doonto ha ahaateee wax dhiba oo ka soo gaadhaysaa ma jirayso waayo iyagu horay ayay u soo qaateen mustaqbalkoodii iyo noloshoodiiba.

lkn adigaa lagaa rabaa in aad garatid Dantaada iyo taladaada taas oo ah in aad markasta Calanka u sidin Nabadda markasta aadan noqon afkii HUbka qaadayay gacantiii is gowracaysay.

Dhalinyaro aan dareeno Mustaqbelkeenu in uu Nabada iyo xasiloonida ku dhisanyahay .

LASOCO QAYBA 2-AAD

Waad Mahadsantihiin

QALINKII :- Eng -Mahbuub Hussein Ismail

Email: engmahbuub@hotmail.com Tell: 0634331708/0659309754 Burao Somaliland



Contact@afkashaabka.com