NINKII DAD LEH AYAA DAD KA NAXA.

0
Sunday November 16, 2014 - 18:54:50 in by Burco Office
  • Visits: 1219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NINKII DAD LEH AYAA DAD KA NAXA.

    Ninkii wadanka iyo shacabka DANI Ka hayso ayaan tanaasula Ninkii wadanka iyo shacabka DANI KA HAYN ayaan tanaasulIN ninkii dad leh ayaa dad ka naxa ninkii dal leh ayaa dal ka naxa-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninkii wadanka iyo shacabka DANI Ka hayso ayaan tanaasula Ninkii wadanka iyo shacabka DANI KA HAYN ayaan tanaasulIN ninkii dad leh ayaa dad ka naxa ninkii dal leh ayaa dal ka naxa-


xiligii Riyaale ayaa golaha guurtidu moshinn sidan oo kale ka diyaarisay guddomiyaha guurtida saleeban max,ud adan waxaana saxeexay 28 mudane

subaxii si cadiya ayuu u yimi isagoo og golihina furay dabadeena mooshinkii baa loo dhibay waana akhriyey waa sax buu yiri xaqna waad u leedihiin WAA YAADHA MIYAAD I NACDEEN dee waa yahee inoo doora cid ina wadi karta dabadeed mooshinkii buu akhiyey wuxuna yiri cida i diiIdanI gacanta ha taagto wax taaga waa la waayey wuxuu yiri cida ogoli gacanta ha tagto dhamaan waa wada taageen dabadeedna hawlihii baa lagalay ka dib markii biririfti la galay ayaa la sheekaystay oo la yiri qoladi moshinka keentay maxaa is bedeley sawdinkii mooshinka watay waxay yiraahdeen hadalkaas uu yiri ayaa na galay maanu nicin ee hunguribaa na waday cid dhaantana ma garanayno ninka raga waxaa loga bahan yahay kalsooni iyo adayg maaha inaad wax umadi ku siisay aad qabiil ku difaacato shar ilaahow naga hay khayr ilaahow na sii dalkeenu waa nabad nabadaa aynu ilaashano markasta wax sheeg bay iga tahay runtana kama leexdo qabiila ma taageero wixii daw ah ayaan taageeraa cirona nin khaldan baan u arkaa oo aan garanayn mohinkuu rabay iyo wuxuu shacabkan ku kasbanayo hadii maanta hadana la dhex,dhexaadiyo sharciga ma ku soconayaa isagoo xeerarkii gacanta ku haysta inuu yirahdo madaxweyne waad mahadsan tahay hadii aad doodashada qabanayso XAQMAAHA isgaa wali gacantiisa ku jiraan doorashana ma rabo maxaa talo ah hayska joogo dee ha korodhasadaan shacab baan haystaa min bai ilaa galbeed hadan kursi parlamen baan ku dagaalamayaa a dhib waxaa inoo dana nabadaa odayguna ha fadhiyo faysala wasiir hala siiyo si uu qaylada u daayo hayskuna haysto xil wasiir iyo gudomiye ilayn ciroba waa isku hayaaye qolada tolkay ah ee HY WAXAN

ODHAN LAHAA xilka waad u qalantaan ee suga ayaantina ciona maaha nin wadanka wadi kara ilaahy mayna dilayaa waan idin doranaynaaye cid keena u qalanta gacalnimo hadi aad naga rabtaan go,aha noo dorsha hadiiba

maanta dayr runta u sheegay waxan filayaa inuu sidan iska bedli dono cioy 82 nin baa ku dortay hy kuma doran

ku qanac ama aabe u wada noqo reerkan aad turta ku sidatana iska daa malaa diiriyeyaal baa ku garab taagan

nimaan kuu furi doonini yuu kuu rarin runtana sheeg waa dawo 10 ayaa palamenka fadhiya ayaad lahayd waana

kaas tvyadu soo duubayaan ee bashe leh 45 ayaa fadhiya beentu waa xaaan miyina ma jogno miyigii baba maanta laga arkaa waxaad kaloo tidhi siilanyo uma tegin laakin guurtidaa u tagtay laba jeer waa ku so hungobeen ka daa

beenta uma taal waa arin gudihina ah qolada samaron waxan odhan lahaa ha noqonina qoladii ingirisku shegay

hadaad wax dhex gelaysaan horad u dhex geli lahaydeen ciidamaduna amaanka ayuun bay ilaalinayaan idinkay

idin ilaalinayaan ilayn waa kuwaa mucaaridkii leh shacabow kaca hadana bal dhameeya oo dhex gala mise waxay

idinka ahayd lafo geel iyagaa laysku jabiyaa

YUSF SAID JAMA -INA GR

A BILAAHI TAWFIIQ