Paul Pogba Oo Aaminsan In Cristiano Ronaldo Uu Ku Guuleesan Doono Ballon d'Or Sanadkan

0
Sunday November 16, 2014 - 19:53:34 in by Burco Office
  • Visits: 1064
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Paul Pogba Oo Aaminsan In Cristiano Ronaldo Uu Ku Guuleesan Doono Ballon d'Or Sanadkan

    Xidiga khadka dhexe ka ciyaaro kooxda Juventus iyo xulka qaranka France Paul Pogba ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo uu sanadkan ku guuleesan doono abaal marinta FIFA Ballon d'O oo la bixin doono bisha koowaad ee nagu soo fool leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga khadka dhexe ka ciyaaro kooxda Juventus iyo xulka qaranka France Paul Pogba ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo uu sanadkan ku guuleesan doono abaal marinta FIFA Ballon d'O oo la bixin doono bisha koowaad ee nagu soo fool leh.



Ronaldo xili cayareedkii hore wacdaro aan horey loo arag ayuu ka dhigay masraxa Yurub wuxuuna Real Madrid u qaaday markii 10-aad koobka horyaalada Yurub sidaa darteed Pogba ayaa aaminsan in kabtanka xulka Portugal aan laga xigin.

"Aniga waxaan aaminsanahay in Ronaldo aan laga xigin Ballond’Or, ma ahan aragti aniga kaliya igu kooban ee qof walbo ayaa midaas ila qabo!”

Pogba oo ka mid ah dhalinta ugu wanaagsan caalamka ayaa sidoo kale ka hadlay kulanka adag ee xulkiisa France la cayaari doono xulka Sweden kulan saaxibtinimo.

"Sweden waa xul awood badan inkastoo uu Zlatan dhaawac kaga maqnaan doono hadana awoodeena ayaan kulan ku tijaabin doonaa waxaana rajeynaa inaan sanadkan 2014 guul kusoo qatino madaama aan wax badan sanadka qabanay heer qaran”

  

contac@afkashaabka.com