Wilshere Oo Si Toos Ah Macalinkiisa Wenger U Weeraray

0
Thursday November 20, 2014 - 13:52:53 in by Burco Office
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wilshere Oo Si Toos Ah Macalinkiisa Wenger U Weeraray

    Jack Wilshere ayaa afka kala furtay wuxuuna muujiyay sida uu uga cadheesan yahay ka hoos cayaarida macalinkiisa Arsene Wenger.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jack Wilshere ayaa afka kala furtay wuxuuna muujiyay sida uu uga cadheesan yahay ka hoos cayaarida macalinkiisa Arsene Wenger.


 


Jack-Wilshere-Arsene-Wenger-Arsenal

Xidiga reer England ayaa sheegay inuu dhibaato weyn ku qabo dabaqida nidaamka Arsene Wenger wuxuuna yiri "Marar badan ayaan macalin Wenger kala hadlay booska igu haboon”

"Waxaan u sheegay inaan jeclahay ka cayaarida khadka dhexe balse isaga ilama jeclo booskaas wuxuuna iga cayaarsiiyaa booska weerarka labaad ama garbaha khadka dhexe”

"Waxaan ku dhahay aniga doorkeyga waa inaan kubada raaco sidoo kalenadhiso balse taladeyda ma qaato haatana waan ku wareeray doorka aan Arsenal ku leeyahay”

"Haatan Mikel Arteta iyo Flammini labaduba wey dhaawacan yihii marka ma garan karo hadii kulanka Man United uu Wenger doorkooda ugu aamini karo iyo inkale”

Hadaba hadalka kasoo yeeray Wilshere muxuu kaga jawaabi doonaa macalin Wenger madaama uu xidigan muujiyay inuu ka careesan yahay booska uu haatan Arsenal kaga cayaaro

contact@afkashacabka.com