Real Madrid Oo cadaysay in Zinedine Zidane laga qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay maxkamada ciyaaraha Spain Ee ACS.

0
Saturday November 22, 2014 - 10:11:13 in by salman abdi
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid Oo cadaysay in Zinedine Zidane laga qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay maxkamada ciyaaraha Spain Ee ACS.

    Kooxda Real Madrid ayaa cadaysay in Zinedine Zidane laga qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay maxkamada ciyaaraha Spain ee ACS.Zidane ayaa loo ogolaaday inuu iska wato hawlihiisa kooxda Real Madrid B, kadib markii maanta ay maxkamadaasi sidaa go'a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Real Madrid ayaa cadaysay in Zinedine Zidane laga qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay maxkamada ciyaaraha Spain ee ACS.Zidane ayaa loo ogolaaday inuu iska wato hawlihiisa kooxda Real Madrid B, kadib markii maanta ay maxkamadaasi sidaa go'aamisay.






FA-ga Spain ee RFEF ayaa hore Zidane ugu eedeeyay inuu kooxda Castilla ee Madrid B uu tababare u ahaa isaga oo aan haysan cadaymaha looga baahan yahay tababaraha xilkaa qabanaya taas ayaana keentay in Zidane lagu soo rogo xayiraad saddex bilood ah. Real Marid ayaana xukunkaa rafcaan ka qaadatay

.Zidane

Haddaba war saxaafada loogu talogalay oo ay Real Madrid soo saartay ayaa sidan u dhignaa: "Real Madrid waxay la xidhiidhay maxkamda ciyaaraha ee ACS, waxayna ugudbisay rafcaan ku sabsan tababaraheeda iyo tababare ku xigeenkedaSantiago Sanchez iyo Zinedine Zidane sida ay ukala horeeyaan, waxayna maxkamadu ogolaatay inay shaqadoodii iska qabsadaanā€¯.

Inkasta oo ay Real Madrid Zidane ku sheegto inuu yahay tababare ku xigeenka Shanchez ayaa haddana la ogyahay inuu isagu qabto shaqada tababaraha. Zidane ayaa hadda xor u ah inuu kooxda Real Madrid B maamulo kulnka Axada ee ay la ciyaari doonto kooxda Tudelano


contact@afkashacabka.com