Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal Fadhiga 26-tanaad .

0
Sunday November 23, 2014 - 14:26:22 in by Burco Office
  • Visits: 781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal Fadhiga 26-tanaad .

    Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland oo Uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland ayaa Mudanayaasha loo qaybiyay Ajandaha Kal fadhiga 26TAAN Ee golaha wakiilada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland oo Uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland ayaa Mudanayaasha loo qaybiyay Ajandaha Kal fadhiga 26TAAN Ee golaha wakiilada.


Fadhigan oo ay Kasoo xaadireen Xildhibaano Badan ayaa waxa loo qaybiyay Sagaal Qodob oo uu ugu Horeeyo Ansixinta kumiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Mudo Badan Mucaaradka iyo Muxaafidku isku Maan-dhaafsanayeen.


1 :-Ansixinta kumiishanka Doorashooyinka qaranka.
Qodobada Mudanayaasha Golaha wakiilada loo qaybiyay ayaa waxa uu ka Koobnaa Sagaal Qodob waxaana uu u dhignaa Sidan.

2:-Warbixinta Shirguddoonk,Gudida Joogta ah iyo Gudidayada Golaha wakiilada.

3:-Xogogaal u Noqoshada Xaalada Dalka

4:-Mashaariicda Sharci ee golaha Horyaala

 

5:-u yeedhista Masuuliyiinta Qaranka

6 :-Ansixinta Masuuliyiinta qaranka

7:-Xeererka Golaha Guurtida kasoo Noqda

8:-Xeerarka Madaxwaynaha Kasoo Noqda ee aanu saxeexin IYO Wxii kale

Gaba-Gabadii Marka loo qaybiyay Xildhibaanada Kal fadhigii 26taanad ee golaha Waxa fadhiga xidhay Guddoomiyaha Golaha waxaana loo balamay Maalinta Bari Ah Fadhiga. 


contact@afkashacabka.com