Maamulka Facebook oo sheegtey in ay samaynayso adeeg cusub oo loogu talo galay dadka shaqeeya

0
Sunday November 23, 2014 - 17:36:47 in by Burco Office
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Facebook oo sheegtey in ay samaynayso adeeg cusub oo loogu talo galay dadka shaqeeya

    Shabakada lagu bulsheeyo ee Facebook ayaa shaacisey in ay ku mashquulsantahay samaynta adeeg cusub oo dadka shaqeeya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabakada lagu bulsheeyo ee Facebook ayaa shaacisey in ay ku mashquulsantahay samaynta adeeg cusub oo dadka shaqeeya,
gaar ahaan kuwa xirfadahooda ku shaqeeya kaasi oo u sahli doona in ay qoraaladooda ku keydsadaan, shaqadana u fududeeyo.

Waxa adeegani uu sidoo kale u sahlayaa in dadka shaqada ka dhaxayso ay si wanaagsan u wada xiriiraan, sidoo kalana ay noqdaan kuwa xog ogaal badan ka ah waxyaabaha la xiriira shaqooyinkooda.

Horey waxaa u jirey adeegyo kan la mid ah oo ay leeyihiin shirkadaha Microsoft iyo LinkedIn.





contact@afkashacabka.com