Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Oo Madaxweynaha Ka Tacsiyadeeyey Geeradi Ku Time Walaalkii Oo Ku Geeryooday Dalka Ingiriiska

0
Monday November 24, 2014 - 21:06:48 in by salman abdi
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Oo Madaxweynaha Ka Tacsiyadeeyey Geeradi Ku Time Walaalkii Oo Ku Geeryooday Dalka Ingiriiska

    Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Xirsi Xasan Oo Ilahay Uga Baryay In Uu Janada Ka Waraabiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Xirsi Xasan Oo Ilahay Uga Baryay In Uu Janada Ka Waraabiyo INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaan Tacsi u Dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Qoyskiisa, Qaraabadiisa iyo guud ahaan-ba Shacbiweynaha reer Somaliland Geerida Naxdinta iyo Xanuunka badan ee ku Timi Allaha U Naxariistee Marxuum; Jaamac Maxamed Maxamuud "Jaamac Bureeqa” oo ay Wallaalo ahaayeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland

Marxuumka oo Xalay ku Geeriyooday Magaalada Liverpool ee Carriga Ingriiska, Waxaan Alle uga Baryayaa in uu Naxariistii Jano ka Waraabiyo , dhamaan Eheladii iyo Qarabadii uu ka baxayna Samir iyo Badel ka Siiyo.. Amiin Amiin..