Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL Oo Dhambaal Tacsi u diraaya Madaxweynaha Somaliland‏

0
Monday November 24, 2014 - 23:12:47 in by salman abdi
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL Oo Dhambaal Tacsi u diraaya Madaxweynaha Somaliland‏

    Dhambaal Tacsi ah ka socota Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL oo Goor Dhoweyd loo qaybiyey Warbaahinta ayaa u dhignaa Sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhambaal Tacsi ah ka socota Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL oo Goor Dhoweyd loo qaybiyey Warbaahinta ayaa u dhignaa Sidan:

Inaalilaahu wa inaa ileyhi Raajicuun.


Taliyaha Guud ee Cidianka Qaranka JSL Sareeye Gaas Ismaciil Mohamed Cismaan Shaqalle isagoo Ku hadlaaya Magaciisa iyo kan guud ahaan Ciidanak Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Waxaa uu Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Madaxdweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo isagoo Katacsiyadeynaaya geeridii Taxdinta Laheyd ee Ku Timid Walaalkii Jaamac Maxamed Maxamuud Aadan oo ku Geeriyooday wadanka Ingiriiska waxaanu Taliyaha Cidianak Qaranku Marxuumka alleh uga Baryeyaa inuu naxariistii Jano Kawaraabiyo ehelkii qaraabadii iyo qoyska Samir iyo iimaan kasiiyo Amiin Amiin Amiin.


Contact@afkashacabka.com