Brazil ayaa wajihi doonta xulkii ay isku soo arkeen wareega 8da Koobka Adduunka ee Colombia iyadoo ay labada xul isku group ku noqdeen isku aadka Copa America 2015 oo la soo saaray

0
Tuesday November 25, 2014 - 08:34:23 in by Burco Office
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Brazil ayaa wajihi doonta xulkii ay isku soo arkeen wareega 8da Koobka Adduunka ee Colombia iyadoo ay labada xul isku group ku noqdeen isku aadka Copa America 2015 oo la soo saaray

    Brazil ayaa wajihi doonta xulkii ay isku soo arkeen wareega 8da Koobka Adduunka ee Colombia iyadoo ay labada xul isku group ku noqdeen isku aadka Copa America 2015 oo la soo saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Brazil ayaa wajihi doonta xulkii ay isku soo arkeen wareega 8da Koobka Adduunka ee Colombia iyadoo ay labada xul isku group ku noqdeen isku aadka Copa America 2015 oo la soo saaray

 Isku Aadka Copa America 2015 Oo La Soo Saaray.


_76062738_451703416

.

Labada xul ayaa ku jira Group C waxaana kula wehliya Peru iyo Venezuela, halka Argentina, xulka koobkaan heysta Uruguay, Paraguay iyo Jamaica ay kuwada jiraan Group B.

_79241631_copa_america

Group A waxaa ku jira xulka martigelinaya Koobka Copa America 2015 Chile, Mexico, Ecuador iyo Bolivia.

12 xul ayaa ku tartamaya koobka xulalka qaramada South America oo magaalada Santiago ka bilaabanaya 11ka bisha June.

_79241775_copa

Jamaica iyo Mexico ayaa ah labada xul ee lagu martiqaaday koobkaan ee aan ka dhisneyn South America.

Ka dib wareega group-yada labada xul ee ugu fiican group kasta ayaa u soo bixi doonta wareega 8da iyo labada xul ee ugu natiijo fiican xulalka kaalimaha seddexaad ku dhameysta wareega group-yada.

Finalka koobkaan waxa uu dhici doonaa 4ta bisha July.

Copa America 2015

Group A Group B Group C
Chile Argentina Brazil
Mexico Uruguay Colombia
Ecuador Paraguay Peru
Bolivia Jamaica Venezuela

 Contact@afkashacabka.com