Deg Deg Kumanan Muharadayaal Rabshado Wata Oo Gilgilay Inta Badan Gobolada Maraykanka ,Xaakin Xukumayay Sarkaal Police Cadaan Ah Oo Dilay Will Yar Oo Madow Ah Bishii August Magalada Ferguson Oo Sheegay In Danbi Lagu Wayay Sarkalkasi Daawo sawirada

0
Tuesday November 25, 2014 - 11:40:36 in by Burco Office
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Kumanan Muharadayaal Rabshado Wata Oo Gilgilay Inta Badan Gobolada Maraykanka ,Xaakin Xukumayay Sarkaal Police Cadaan Ah Oo Dilay Will Yar Oo Madow Ah Bishii August Magalada Ferguson Oo Sheegay In Danbi Lagu Wayay Sarkalkasi Daawo sawirada

    Kumanan mudaharadayaal ah ayaa gil gilay gobolada maraykanka intooda badan kuwasoo watay rabshado xogan kadib markii garsooraha xukumayay sarkaal Police ah oo magaciisu la yidhaahdo Darren Wilson uu toogasho badheedh ah ugu gaystay goor habeen ah wii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanan mudaharadayaal ah ayaa gil gilay gobolada maraykanka intooda badan kuwasoo watay rabshado xogan kadib markii garsooraha xukumayay sarkaal Police ah oo magaciisu la yidhaahdo Darren Wilson uu toogasho badheedh ah ugu gaystay goor habeen ah wiil yar oon hubaysnayn kasoo xiligaasi kasoo rawaxay college uu dhigan jiray magaciisana la odhan jirayMichael Brown.



Sparks: Smoke fills a Ferguson, MIssouri street, after the grand jury announcement Monday night

Chaos: Police have tried to break up the violent crowds by using tear gas on Monday night. The President and U.S. Attorney General have called for restraint from law enforcement in dealing with protesters

Xaakinka dacwada qadayay ayaa ku dooday in sarkaalka toogtay wiilkan yar ee 18 jirka ahaaMichael Brown uu xiligasi naftiisa difacayay oo aanu badheedh ugu gaysan dilka wiilkasi yaraa ee madowga ahaa bishii August ee sanadkan magalada Ferguson ee gobolka Missouri.

Chaos: Police have tried to break up the violent crowds by using tear gas on Monday night. The President and U.S. Attorney General have called for restraint from law enforcement in dealing with protesters

Mudaharado rabshado wada ayaa gil gilay gobolka Missouri dhamantii kadib markii go’aanka goor danbe oo xalay ah lagu dhawaqay iyadoo madaxwayne barak Obama uu dadka ugu baqay inay xalada dajiyaan rabshadhana joojiyaan.

Smash: Protesters vandalize a police car outside the Ferguson Police Department in Ferguson, Missouri, after a grand jury returned no indictment in the shooting of Michael Brown

Mudaharadada ayaa u gubay gobolada kale ee USA oo dhanhalkasoo shacuubta kala gedisan ee madowga iyo cadaanku nool yahay iyadoo magalada uu Madaxwayne Barak Obama kasoo jeedo ee Chicago ayca gilgileen mudaharadasai saaka iyadoo mudaharado kale laga soo sheegayo casimada Washintong,Newyork,Los Angeles,Oklohamo iyo magaloyin kale oo badan.

Heartbroken: Ms McSpadden publicly sobbed and yelled 'this is wrong!' after the decision, while Brown's step-father yelled 'burn this b**** down'

Demonstrators chant 'hands up, don't shoot' as they protest in front of the Ferguson police department on November 24, 2014 in Ferguson, Missouri. (ustin Sullivan/Getty Images/AFP)

contact@afkashacabka.com