Kulamada Xiisaha Leh Ee Cawa Jira Uefa Champions League Iyo Xogaha Ku Duugan Halkan Ka Akhriso

0
Tuesday November 25, 2014 - 12:06:25 in by Burco Office
  • Visits: 1948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulamada Xiisaha Leh Ee Cawa Jira Uefa Champions League Iyo Xogaha Ku Duugan Halkan Ka Akhriso

    Kooxda Chelsea ayaa cawa kulan adag la yeelan doonta kooxda kaalinta labad kaga jirta Groupkeed G eeSchalake 04 iyadoo macalin hada u yahay kooxdasi tobabarihii hore ee chelsea koobka u qaaday ee reer itally Roberto Di Matio.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Chelsea ayaa cawa kulan adag la yeelan doonta kooxda kaalinta labad kaga jirta Groupkeed G eeSchalake 04 iyadoo macalin hada u yahay kooxdasi tobabarihii hore ee chelsea koobka u qaaday ee reer itally Roberto Di Matio.



Mourinho was quick to remind questioners that he has won the Champions League TWICE



Dhan kale kooxda man city ayaa cawa wajahaysa kooxda difacanaysa koobkan ee Bayern Munich iyadoo City uu xaalka ku xun yahay dhanka tobabaraha kooxdasi oo lawariyano in xili ciyareedkii uu Ethihad Stadium ka dhaqaqayo badelkiisana uu liiska musharaxiinta ay kooxdasi doonayso ay ugu horeyaan tobaraha Bayern Munich Pep.

Messiscored a hat-trick against Sevilla on Saturday to set a new La Liga goalscoring record of 253 goals

Wereryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ay u dhowdahay inuu cawana Record cusub u dhigo koobka naadiyada qarada Europe kadib markii la simay todobadkii hore recordkii uu hore dhanka goal dhalinta u dhigay wereryahankii hore ee kooxda real madrid ee Raul kasoo dhaliyay 71 goal.

Chelsea striker Diego Costa is assisted by team-mate Mohamed Salah when trying to put on a training bib

Kulamada kale ee cawa jira koobka Uefa champions league Qarada Europe:

Champions LeagueGroup ENovember 25
20:00 CSKA Moscow ? – ? Roma
22:45 Manchester City ? – ? Bayern Munich
Champions LeagueGroup FNovember 25
22:45 APOEL Nicosia ? – ? Barcelona
22:45 Paris Saint Germain ? – ? Ajax
Champions LeagueGroup GNovember 25
22:45 Schalke 04 ? – ? Chelsea
22:45 Sporting CP ? – ? Maribor
Champions LeagueGroup HNovember 25
20:00 BATE Borisov ? – ? FC Porto
22:45 Shakhtar Donetsk ? – ? Athletic Bilbao

 

contact@afkashacabka.com