Xoghaya Arrimaha Difaca Maraykanka Oo Xilka Iska Casilay iyo Sababta Uga Tagay Xilkiisa

0
Tuesday November 25, 2014 - 23:16:42 in by salman abdi
  • Visits: 792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghaya Arrimaha Difaca Maraykanka Oo Xilka Iska Casilay iyo Sababta Uga Tagay Xilkiisa

    Xogahaya dhanka difaca wasarada gashandhiga maraykanka Chuck Hagel ayaa shalay istiqaladiisa iscasilada ah u gudbiyay madaxwayne barak Obama kasoo isna isla wakhtiyar kadib ka aqbalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xogahaya dhanka difaca wasarada gashandhiga maraykanka Chuck Hagel ayaa shalay istiqaladiisa iscasilada ah u gudbiyay madaxwayne barak Obama kasoo isna isla wakhtiyar kadib ka aqbalay.


Flanked by Obama and Vice President Joe Biden, Hagel said he would stay on as Pentagon chief until his yet-to-be named replacement could be confirmed by the Senate

Xogahaye Chuck Hagel ayaa xilkasi hayay mudo gaban isagoo mudo badan ay isku dhaceen madaxda Pentongonka maraykanka isagoo sidoo kale qayb wayn ka qatay dhimista kharashadka military ee sanadkii 2013 dhamadkiisi intii danbena waxa uu gurmad u fidiyay ladagalankii cudurka Ebolla iyo kooxda ISIS.

Defense Undersecretary for Policy Michele Flournoy testifies before the Senate Armed Services Committee during a hearing on President Obama's decision on missile defense in Europe September 24, 2009 in the Dirksen Senate Office Building on Capitol Hill in Washington, DC. AFP PHOTO/Mandel NGAN (Photo credit should read MANDEL NGAN/AFP/Getty Images)WASHINGTON, DC - APRIL 03: Senator Jack Reed (D-RI) speaks to the press after a 61-35 vote in the Senate to advance the Reed-Heller bill on April 3, 2014 in Washington, DC. The bill, now expected to pass the Senate on Monday, would reinstate emergency unemployment insurance benefits for five months. (Photo by T.J. Kirkpatrick/Getty Images)WASHINGTON, DC - May 19: Ashton B. Carter, undersecretary of Defense for acquisition, technology and logistics, during the Senate Armed Services hearing on the defense authorization request for fiscal 2012. Chairman Carl Levin, D-Mich., warned that while his panel has been a strong supporter of the F-35 Joint Strike Fighter program to date, continued rising costs may erode that support over time. (Photo by Scott J. Ferrell/Congressional Quarterly)

Chuck Hagel ayaa sadexdii bilood ee lasoo dhafay waxa uu kulamo qorshaysan la lahaa madaxda xisbiga Republicanka gaar ahaan xildhibanada Congress ka ugu jira xisbigaasi kuwasoo ay xulafo dhow noqdeen loona malaynayo ina go’aankiisan ku jiqsiida ah ay qayb wayn ka yihin iyadoo badelkiisa ay usharaxan yihiin gabadha xoghaynta ka ah Pentongon kaMichèle Flournoy iyo labada masuul ee congresska ugu jira xisbiga Democratic ee kala ahRhode Island iyo Jack reed.

Hagelwas the first enlisted combat veteran to lead the Department of Defense but earned very little support from his fellow Republicans in the US Senate

Contact@afkashacabka.com