Ciidamo dheeraada oo la geynayo Ferguson Iyo Obama Oo Sheegay In Lahubiyo In Ciidanka Boolisku Ula Dhaqmaan Dadka Sisiman

0
Wednesday November 26, 2014 - 13:36:28 in by salman abdi
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo dheeraada oo la geynayo Ferguson Iyo Obama Oo Sheegay In Lahubiyo In Ciidanka Boolisku Ula Dhaqmaan Dadka Sisiman

    Dhanka kale, Obama ayaa sheegay in aan loo baahneyn rabshadaha ka dhacay magaalada Ferguson.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhanka kale, Obama ayaa sheegay in aan loo baahneyn rabshadaha ka dhacay magaalada Ferguson.

Barasaabka gobolka Missouri ee dalka Mareykanka ayaa ammar ku bixiyay in ciidamo dheeraad ah la geeyo magaalada Ferguson, maalin un kaddib markii ay halkaa ka dhaceen rabshado ka dhashay go'aankii xeer beegta ee ahaa in aan maxkamad lasoo taagi doonin nin boolis cadaan ah oo dilay wiil madow ah.


Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama oo khudbad ka jeediyay magaalada Chicago ayaa sheegay in uu doonayo in tallaabooyin cayim la qaado, si loo hubiyo in ciidammada ammaanka ay si isku mid ah ula dhaqmaan qowmiyadaha oo dhan.
Badhasaab Jay Nixon ayaa sheegay in magaaladaasi loo diri doono in ka badan laba kun iyo laba boqol oo askari.

 

 

Dhanka kale, Obama ayaa sheegay in aan loo baahneyn rabshadaha ka dhacay magaalada Ferguson.

 

 


Cobtact@afkashacabka.com