Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii

0
Wednesday November 26, 2014 - 13:45:43 in by salman abdi
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii

    Ilaahayna naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo marxuumka iyo dhamaan muslimiinta geeriyootay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaahayna naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo marxuumka iyo dhamaan muslimiinta geeriyootay.

Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo geeridii ku timid walaalkii marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeriyooday magaaladda Liverpool ee dalka Ingiriiska.

Sidoo kale qoyskii iyo qaraabaddii uu ka geeriyooday marxuumku dhamaantood waxaan leeyahay samir iyo iimaan. Ilaahayna naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo marxuumka iyo dhamaan muslimiinta geeriyootay.



Contact@afkashacabka.com