Guddi ka kooban khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Michel Djotodia

0
Wednesday November 26, 2014 - 13:48:41 in by salman abdi
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddi ka kooban khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Michel Djotodia

    Guddi ka kooban khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Michel Djotodia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddi ka kooban khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Michel Djotodia


Guddi ka kooban khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada BartamahaAfrika, Michel Djotodia, oo ay ku eedeeyeen in uu caqabad ku yahay nabad ka dhalata dalkaasi Madaxweyne Djotodia ayaa xukunka dalkiisa la wareegay kaddib markii ay dalkaasi qabsatay jabhadii uu hoggaaminayay ee Seleka.

Waxaa xigay dagaal dhiig badan ku daatay oo u dhexeeyaay Muslimiinta iyo Kiristaanka dalkaasi.

Qaramada Midoobay ayaa ka baaraan dageysa liis ay ku qoran yihiin magacyada shakhsiyaad caan ka ah dalkaasi, ka hor inta aanay u gudbin golaha ammaanka si cunaqabateyn loo saaro.

Mr Djotodia oo hadda musaafuris ugu nool dalka Benin ayaa lagu soo rogi karaa xayiraad dhanka socdaalka iyo hantida ah.

 


Contact@afkashacabka.com