Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo

0
Wednesday November 26, 2014 - 13:58:34 in by salman abdi
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo

    Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Madaxweynah Jamhuuriyada Somaliland Axmed SiilaanyoINAA LILAAHI WA INAA ILEYHIRAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Madaxweynah Jamhuuriyada Somaliland Axmed SiilaanyoINAA LILAAHI WA INAA ILEYHIRAAJICUUN

Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Waxa Uu Tacsi Tiirayaa leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Qoyskiisa, Qaraabadiisa iyo guud ahaan-ba Shacbiweynaha reer Somaliland Geerida Naxdinta lahayd ee ku timi Allaha U Naxariistee Marxuum; Jaamac Maxamed Maxamuud "Jaamac Bureeqa” oo ay Wallaalo ahaayeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland
Marxuumka oo ku Geeriyooday Carriga Ingriiska, Waxaan Alle uga baryayaa in uu Naxariistii Jano ka Waraabiyo , dhamaan Eheladii iyo Qarabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo..

Amiin. Amiin. Amiin

Contact@afkashacabka.com