Soomalida Ku Dhaqan Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya Oo Magaalada Ka Qaxay Iyo Sababta Keentay .

0
Wednesday November 26, 2014 - 14:07:56 in by salman abdi
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomalida Ku Dhaqan Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya Oo Magaalada Ka Qaxay Iyo Sababta Keentay .

    Boqolaal dad ah oo ka shaqaynayay magaalada Mandhera ee dalka Kenya ayaa ku qaxay garoonka ciidammada cirka ee Kenya, kaddib markii magaaladaasi lagu weeraray bas laguna dilay 28 qof sabtidii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal dad ah oo ka shaqaynayay magaalada Mandhera ee dalka Kenya ayaa ku qaxay garoonka ciidammada cirka ee Kenya, kaddib markii magaaladaasi lagu weeraray bas laguna dilay 28 qof sabtidii.


Intabadan dadkaasi dul dagay garoonka waa dad aan Muslim ahayn. Kuwaas oo sheegay in ay ka cabsiqabaan in ay waxyeelo ka soo gaarto al-Shaab.

Ururka ay ku midaysansan yihiin shaqaalaha Kenya ayaa ku baaqay in macalkimiinta, iyo shaqaalaha caafimaadka ay isaga soo tagaan magaalada Mandhera iyo qaybaha kale ee waqooyi bari Kenya.

Dhamaan duulimaadyada iyo basaska Mandheera ka soo baxaya ayaa buuxa oo aan lahayn meel laga soo raaco.

Sabtidii Alshabaab ayaa weeraray bus waxayna u kala sooceen rakaabkii Muslimiinyo gaalo iyga oo madaxa ka toogtay dadkii aan Muslimiinta ahayn. 


Contact@afkashacabka.com