Daawo Muqaal: Nin Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Toogteen Oo Ka Waramaya Xaaladdiisa

0
Wednesday November 26, 2014 - 21:17:53 in by salman abdi
  • Visits: 621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal: Nin Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Toogteen Oo Ka Waramaya Xaaladdiisa

    Ciidamada Ammaanka ee Gobolka Selel, ayaa todobaadkan fuliyay howl-galo ka dhan ah Tahriibeyaasha ka dhoofa Xeebaha Galbeedka ee dalka, sida uu sheegay Badhasaabka Gobolkaas Cabdirisaaq Waaberi Rooble.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Ammaanka ee Gobolka Selel, ayaa todobaadkan fuliyay howl-galo ka dhan ah Tahriibeyaasha ka dhoofa Xeebaha Galbeedka ee dalka, sida uu sheegay Badhasaabka Gobolkaas Cabdirisaaq Waaberi Rooble.


Ciidanka Badda oo kaashanaya kuwa Milateriga ee aaggaasi fadhigoodu uu yahay, ayaa gacanta ku soo dhigay in ku dhowaad 27 Ruux oo Tahriibeyaal ah iyo Laashash la tuhunsan yahay inay yihiin kuwa Tahriibeyaasha halkaasi ka qaada.

Dadka uu howl-galkani saameeyay waxa ka mid ah Nin aan Magaciisa la aqoonsan oo watay laash yar oo ka yimid dhinaca Dalka Yemen, kaasoo ay Ciidanka Ilaalada Baddu qabteen 20-kii Bishan, isla markaana howl-galkii lagu qabtay uu dhaawac ka soo gaadhay, kaddib markii ay Ciidanku Rasaas ku fureen isagoo maraya Jasiirada Sacaadadiin. 



Contact@afkashacabka.com