Xukumadda iyo HCTV oo Heshii Ka Gaadhay Gurigii Mulkiilaha Tv

0
Wednesday November 26, 2014 - 21:23:21 in by salman abdi
  • Visits: 1041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda iyo HCTV oo Heshii Ka Gaadhay Gurigii Mulkiilaha Tv

    Xukumadda Somaliland iyo Mulkiilaha Horn cable Tv mudane Farxaan Xaaji Cali ayaa La sheegayaa inay Isafgarad ka Gaadheen Gurigii Mulkiilaha Horn cable Tv oo Bishii Hore ciidan boolis ahi la wareegeen .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumadda Somaliland iyo Mulkiilaha Horn cable Tv mudane Farxaan Xaaji Cali ayaa La sheegayaa inay Isafgarad ka Gaadheen Gurigii Mulkiilaha Horn cable Tv oo Bishii Hore ciidan boolis ahi la wareegeen .

Xukumadda ayaa Ciidankii Booliska ahaa ee Gurigaasi degay Ka qaaday kadib markii Mulkiilaha Tv-ga Horn cable Aqbalay Inuu Gurigaasi iibsado sidda ay Ilo Wareedyo Xog ogaal ahi Caynabanews u xaqiijiyeen.

Xukumadda Xisbiga Kulmiye iyo Tv-ga Horn cable ayaa Muddooyinkii ugu dambeeyay khilaafkoodu gaadhay meelsare Balse Ilaa hadda Lama oga in sababtii Khilaafkaasi la dhameeyay iyo In kale .

Siddoo kale Waxaa isafgarad iib laga Gaadhay xaruntii Shirkadda Total Marill oo ay hore Ciidanka Boolisku ula wareegeen Waxaanna Guud ahaanba Xukumaddu Guriyaashi dib uga iibisay Muwaadiniin hore ugu Jiray.



Contact@afkashacabka.com