Daawo Mucjisada Dunida Nin Sadex Gaadhi Jiidheen Oo Haddana Dhimasho Ka Badbaaday

0
Thursday November 27, 2014 - 12:48:41 in by salman abdi
  • Visits: 804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Mucjisada Dunida Nin Sadex Gaadhi Jiidheen Oo Haddana Dhimasho Ka Badbaaday

    Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Li, waxa kamaradaha ammaanku duubeen isaga oo doonaya inuu ka talaabo jid gaadiid badani mushaaxayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Li, waxa kamaradaha ammaanku duubeen isaga oo doonaya inuu ka talaabo jid gaadiid badani mushaaxayay

 Nin u dhashay dalka Shiinaha oo ka mid ah dadka ku nool magaalada Kunshan ee gobolka Jiangsu, ayaa si mucjiso ah uga badbaaday gaadiid ilaa sadex baabuur ah oo daqiiqado gudahood ku jiidhay jid uu ka talaabayay.

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Li, waxa kamaradaha ammaanku duubeen isaga oo doonaya inuu ka talaabo jid gaadiid badani mushaaxayay, laakiin waxa jiidhay gaadhi, ka dibna dhulka ayuu ku dhacay, isaga oo dhulka yaala ayaa haddana mid kale ka dul booday, waxa haddana mar kale jiidhay kii sadexaad, ka hor intaan la badbaadin, waxa sida wararku sheegayaan ninkan markii la dhigay cusbitaalka dhakhaatiirtu sheegeen inuu sahlan yahay dhaawaciisu oo hore uu uga kabanayo.




Contact@afkashacabka.com